загрузка...

The History of Somalia (Documentary - Film) - Taariikhda Soomaaliya

Keydmedia Presents - The History of Somalia (Documentary-Film) - Taariikhda Wadanka Soomaaliya oo lagu soo koobay Filim 12 Daqiiqo ah. Produced by: Ali Said Hassan Written by: Prof. Mahamud Iman, Prof. Omar M. Addou & Ali Said Hassan Edit by: Ali Said Hassan & Sahal Hassan
Категория: Nonprofits & Activism
Время: 00:09:31.500
Теги: keydmedia film interview history Somali east africa taariqda taarikhda wadanka soomaaliya somalia dhacda ugub ah dhacdo waresi news tfg alshabaab somaliland arab africa djibouti kenya amxaaro ethiopia italy france british Civil war Siyaad Barre caydiid 1991 aidiid siyad tarsan hees music bartamaha Xamar Muqdishu usa terrorism 1980 Documentary limit Government in Islamic the nation of poets
 

Somalia 1980 soomaaliya 1980 kii Afrikada cad Muqdisho Xamar

www.fiirsi.com waa soomaaliya 1980 kii muqdisho xamar oo nolosha waagaas dadka sida ay ahaayeen
Категория: People & Blogs
Время: 00:07:32.250
Теги: muqdisho xamar somalia soomaaliya 1980 kii xamarweyne soomaali wadani faaduma qaasim hees music filin aflaan documentary dhacdo bada cas heesaa heeso ah qadra daahir
 

Qarankii Soomaaliya

Regional Somali TV
Категория: Entertainment
Время: 00:06:01.500
Теги: Regional Somali TV Siyad Barre 21 oktoobar dabaaldagii 21 kii oktoobar Xooga dalkii Soomaaliya Taariikhda Soomaaliya Heeso Cusub 2011 Heeso Xul ah 2011 Xooga Dalka Soomaaliya Somali Music Somali Lyrics Songs
 

WALI HASHI SOMALI SOOMAALIYA DADAB WARIYE

WAA BARNAAMIJ UU SAMEEYEY WALI HASHI OO DAGAN FINLAND.WUXUU KA HADLAYAA LABO WARIYE OO SOOMAALIYEED OO KU BOOQDAY WALAALOHOODA KU DHIBAATEYSAN XERYAHA QOXOOTIGA EE WADANKA KENYA.
Категория: Nonprofits & Activism
Время: 00:06:22.500
Теги: dadab 2
 

Soomaaliya waa iib/ Somalia for sale

MEEL LAGU DAGAALOO DIRIC DHIIGII DAADSHOO OO DALKA CIIDANKIISII DOOXEEN CADAAWAHA DURBA GUULO BADAN IYO DEGMOOYIN AY XOREEYEEN DOQON CADOWGU SOO DUMAY DURBAAN UU U GARAACA DABADEED YIRAAHDAA DADWEYNUHU HA SOO BAXA DOOLARBAAN SAIDAAYEE DORASHAAN GALEYNAA DANEYSTAA I SOO DIRAY ANNIGAA DALAALOO DALKAA NOO GADAAYAA DANYARTIYO CARUUTIYO DUMARKAAN GO'AAYANA DANI NAGAMA HEYSEE DAKANADA KUWAAN GALAY NOOMA DIIRNAXAAYAAN DIBADA BAXA DADWEYNOW DAARTEY DHEX-JIIFAAN IYAGU AY ISKU DOORTEEN HADANA AY KA DOODAAN DANAHOODA GAARKAA SHIRQOOLADADA KA DUMAYAAN WAA IN LAGU DUNSHAAYOO DIBADA LOOGA SAARAA DARUURIHINA MEY CURAN DALAGIINA MUU BIXIN GUGAAN DOOG LA WAAYOO DEYRTII DHAWEYDNA DHIBIC ROOBI AY DA'IN DUUNYADII IDLAATO DADKII WEY LE'ANAYAAN DAMIIR LAAWE MOOYEE SOOMALI DAACADA DANTA GUUD ILAASHAHA XUKUN DOONIMAAYEE DIFAACBUU GALAAYAA DULINIMO HA YEELINA SOOMAALAY DIGTOONOW DABADHILIF HA YEELINA DAWLADNIMANA LAMA RABO DALKA HORUMARKIISEE
Категория: Music
Время: 00:05:52.500
Теги: VTS 01 1
 

50 Cent oo Soomaaliya ka dagay - Rapper 50 Cent visits Somalia

www.soomaalo.com 50 Cent oo Soomaaliya ka dagay - Rapper 50 Cent visits Somalia US rap star 50 Cent visited orphaned schoolchildren in Kenya's biggest slum Thursday, a day after touring camps in impoverished and war-torn Somalia. "To meet those kids was so inspiring, they have nothing, yet they are so positive and optimistic," the rapper whose real name is Curtis Jackson, was quoted as saying in a statement released by the UN World Food Programme. "I want to do my part so they get food and an education. I hope more people will join me to help end this devastating situation," he said. The heavily tattooed rapper, known for his explicit and often violent lyrics in albums such as "The Massacre," said he was moved by seeing the impact of decades of war and hunger when he visited camps in anarchic southern Somalia on Wednesday. "What I am seeing is devastating -- these women and children have risked everything to come to this Somalia camp, just to get food," he said. "They need our help."
Категория: Entertainment
Время: 00:01:47.250
Теги: Somalia 50 Cent Rapping somali soomaaliya soomaalo soomaali warka wararka hees heeso madadaalo aato ololfilms bartamaha wfp amisom Somali People Africa
 

somali Raaisal Wasaaraha Soomaaliya oo la-hadlay boqolaal

Raa'isal Wasaaraha Soomaaliya oo la-hadlay boqolaal arday ah oo ay Dowladda siiyay waxbarasho bilaa lacag ah
Категория: News & Politics
Время: 00:02:34.500
Теги: somalia
 

History of Soomaaliya through Poetry (Somali)

Taariikh gaaban, laga soo bilaabo 1960 ilaa 1991. Gabayga ku duuban waxaa tiriyey Maki Xaaji Banaadir.
Категория: Education
Время: 00:07:44.250
Теги: Islam Muslim Poetry Somalia Soomaaliya Soomaali Somali Qaxooti Gabay Civil War
 

Madaxdii Qaranka Soomaaliya - SYL & Abdullahi Issa Mohamud - Somali Documentary-Film

Dad badan ayaa waqti waxa ay isugu geeyeen sidii Filimkan uu u noqon lahaa mid taya leh isla markaana bulshada Soomaaliyeed ay wax ka faa'idaan. Daawade Keydmedia waxey kaa dalbaneysaa in aadan ka laba labeynin u gudbinta (Share) Filimka saaxibada aad leedahay ee dunida daafaheeda ku nool si ay uga faa'ideestaan taariikhda uu xanbaarsanyahay. Credits: Produced by: Ali Said Hassan Co-Producer: Bashir Muse Hassan Written by; Prof. Mohamoud Iman Adan & Ali Said Hassan Edit by: Sahal Hassan Camera by: Ali Said Hassan & Bashir Muse Hassan Camera Assistant: Abdullahi Ciise Music: Abdullahi Qashe Narration by : Ikraam Ali Kaar Organisation: Ali Said Hassan Bashir Muse Hassan Dr. Abdirizak Istila Sound & Motion Design: Sahal Hassan www.keydmedia.net Copyright 2011 Keydmedia & Somali Media Agency ___ #132 - Most Viewed (This Week) - Film & Animation - Global #14 - Most Viewed (This Week) - Film & Animation - South Africa #3 - Most Viewed (This Week) - Film & Animation - Germany #3 - Most Viewed (This Week) - Film & Animation - Sweden #58 - Top Favorited (This Week) - Film & Animation - Kenya #17 - Most Viewed (This Week) - Film & Animation - Canada #84 - Most Viewed (This Week) - Film & Animation - Australia #98 - Most Viewed (This Week) - Film & Animation - UK #185 - Most Viewed (This Week) - Film & Animation - New Zealand
Категория: Film & Animation
Время: 00:22:12.750
Теги: Keydmedia Somali History Youth League documentary Film Abdullahi Issa Mohamud 1950s 1960s animation africa Second World War Italian Somaliland Mogadishu British Abdirashid Ali Shermarke Siad Barre yassin keenadiid taariqda taarikhda wadanka kismaayo hobyo hargaisa
 

Soomaalida Maantay (Somalia Today) #5 - BADDA SOOMAALIYA KALUUN MA KU HARAY?

Hadaba akhriste sideed is leedahay waa lagu horumarin karaa Kallumeysatada Soomaaliyeed, laguna joojin karaa xaalufka baddeena ay ku hayaan maraakiibta Shisheeya ee heysta Saxiixa Soomaaliga aan wadaniga aheyn? Fadlan aragtidaada noogu soo dir Facebook. www.facebook.com/keydmedia
Категория: Nonprofits & Activism
Время: 00:08:14.250
Теги: keydmedia soomaalida maanta soomaaliya somalia somaliland International pirates sea Burcad badeeda iyo Caalamiga africa east kenya magaalada Xamar kaluunsashada xeebaha wareesi interview dhacda ugub ah maxamed cali saciid Xamarweyne suuqyada bakaare mereekan japan china dumbing sunta weapons east africa
 
<<Prev | 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 | Next>>