Hees Somali - Xalimo Khalif Magool

...








magool waa fanaanad ...

magool waa fanaanad asal magool aad baan u jeclahay aad baan u jeclaa inaan kula kulmo laakiin mar hadad geeriyootay waxaan markasta alaah kaaga soo baryayaa inuu janadii kaa waraabiyo

Waryaa Habaarane: ...

Waryaa Habaarane: Haddey Magool noolaan laheyd, waan kuu jawaabi lahaa, laakiin haddii aad qof dhimatey, ceyneysid, uma qalatid in laguu jawaabo, waana sababta qof ku caaya maahane, uu san qofkale kuugu soo warcelineyn.

ereyaddii Abwaan ...

ereyaddii Abwaan Cabdulkhaadir Cali Cigaal iyo laxankii Cabdulkhaadir Muuse lugey.

Hab-masraxeedka, ...

Hab-masraxeedka, codka iyo dharka ey xirantaheyba waa cadeyn ah, in Soomaaliya dad dhaqan leh aheyd. Maantana gabadhihii ama qaawanyihiin ama qamaamudan yihiin.

☻/ THEY ARE FUCKING ...

☻/ THEY ARE FUCKING US ANYWAYS! /▌ / \ I WILL NOT TAKE ANY JEW VACCINES OR MEDS OR FLU SHOT!

magool ...

magool waaanjeclaaa waxeyna aheed fanaanad qaran laakiin waxaay isku ceebeysey markey gaandhariyada noqotey .oo dagaaladii sokeeye gashay,halkaasey iigadhibatey, dadka qafdhintey ceynaaayoow walaalayaaal adinkuba marbaad dhimaneysaan. marka majeclaan laheydeen inleydin caayo adinkoodhintey subxaanalah iskadaaya qaftaan lafaheeedii abuuurku barihore cuney..

MASHA ALLAH: ADNA ...

MASHA ALLAH: ADNA INAAD MASUUL TAHAY MAANKAADA GELISAA,MARINKEEGU WUXUU YAHAY WAA INAAD I MARISAA, WAXA MUQAAGA IGA QARSHEYI MECNAHOODA I SHEEG ALLA YAA RAXMA WAA HEES QEEMO WEYIN KU FADHIYA.............???

Waaaw bal iska ...

Waaaw bal iska fiirso fanaantii Hore lama iloowi karo bal arag walala NOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOLOW.

hawo ali hassan

hawo ali hassan

alow kuu naxariiso ...

alow kuu naxariiso wadaniyad wadankeeda u daacada ayay ahayd.

abaayo rip

abaayo rip

alow kuu naxariiso ...

alow kuu naxariiso wadaniyad wadankeeda u daacada ayay ahayd.

that was nice

that was nice

inaa lilaahi ...

inaa lilaahi qabyaalad ayad ku dishay ka har fadlan qabyaalada somali waxa ay ku luntay wa sidas fadlan fanaanta caanka ah allaha u naxariste ka leexo waa waalantahay allaha ku cafiyo

adiga maad iska ...

adiga maad iska dhaaftid maxaad u fiirsaneysaa hadaad sidaas u necebtahay sxb u gooy oo ka bax qolkeeda, somali inta aan ku nacay ayaa intaan ah waxbay daawanayaan markaasay wax ka sii sheegayaan.

ducasane 100 eydi ...

ducasane 100 eydi kukeentay wase iskadaa qabyaalada  majeerteen kaatahay wase waxaas mahilmaameysid wac waclwacalka dhalay

hooyadaa iyo ...

hooyadaa iyo qablaystihii ku dhaley was...boqoroda codka baa wax kasheegtay!..war qof dhintay saas wax malooga sheeko majeerteen kaa tahey wase..fanaanada sharafta ha uga dheelin qaniisyaho..plus why ya'll fallow x.adan. samatar..we gotta better singers and we are not racist plus...dooladii hore xaq ma'aheen. that's why afka ciida loogu galiye...

Dhillo waxay ahayd ...

Dhillo waxay ahayd habar qabyaalad dishay fanaaniinta soomaaliyeed waa laga saaray... Waagii Caydiid qabsaday gobalka Gedo asaga ayay la socotay hamaynkii u danbaysay nin General ah oo la dhihi jiray Shabeel oo somaliya caan ka ahaa oo Caydiid ciidankiisa hogaaminayay ayadoo la tumanaysa ayaa ciidamadii xorayntii saqdhexe soo galeen baladxaawo asagii maydkiisa muddo ayuu halkaas yaalay ayaduna fara ciddi leh ayay ku fakatay waan jeclaa in la idlo maalintaas dhilladan.

sweet and great ...

sweet and great personality!!!!!!!! Love you maama magool THE rest peace on you!!!!!!!!